Injineero Turki ah oo Qarax lagula beegsaday Duleedka magaalada Muqdisho

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw Siinka Dheer waxaa lagula beegsaday gaadiid ay la socdeen Injineero Turki ah oo dhisaya laamiga isku xira Muqdisho iyo Afgooye. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa lala damacsanaa Injineerada Turkida uu haleelay gaari ciidan oo ilaalo u ahaa … Continue reading Injineero Turki ah oo Qarax lagula beegsaday Duleedka magaalada Muqdisho